Home > Terms > Сомалийский (SO) > Sweden iyo wikileaks

Sweden iyo wikileaks

Aasaasaha wikileaks Julian Assange ayaa lagu xakumay in ku samayay ku tacadi laba dumar markii uu tagay xagagii 2010kii Sweden intaas kadib dowladda Sweden waxay isku dayaysay in lagu waareejiyo Dowladda ingiriiska Xagagii 2012dii dowladda ingiriiska ayaa lagu wareejiyay asaga waxayna ku wareejiysay Sweden,laakin Assange waxa uu mangalya siyaasadeed ka helay safaradda Ecuador ee London.

0
Добавить в My Glossary (мой глоссарий)

Что вы хотите сказать?

Войдите в систему, чтобы добавить ответ к обсуждениям.

Термины в новостях

Особые термины

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Глоссарии

  • 0

    Followers

Отрасль/сфера деятельности: Личная жизнь Категория: Разводы

Xaflada furriinka

Waa xaflad si rasmi ah uu cadaynaysa uu dhammaday guurka iyado kala bedalanaya wacadkii furiinka iyo dib la isku kugu celinayo farantiyada. furiinka ...

Участник

Избранные глоссарии

Chinese Tea

Категория: Культура   3 22 Terms

Highest Paid Soccer Player

Категория: Спорт   1 11 Terms