Home > Terms > Сомалийский (SO) > promession

promession

Promession waa qabka uu alifay sayniskayahankii reer Sweden in qashinka jirka laga soo saaro Susanne Wiigh-Mäsak. jirka waa lagu qaboojiyaa dureeraha nitrogen iyaga oo ka dhigaya kuwaa aad u liita,kadiba gaririya dhowr saacdood si ay ugu dhigaan budo fiican. Waxayabaha aan dib soo celin karin( tusaale qaybahah jirka aan dabeeciga ahayn) waxa laga soo saara,harakaga meydka waxana lagu ridaa sanduuq waxana lagu aasaa heer dherdhri ah. Fa'idada qabkani waxay kor u qaada jimicsi la'aanta,u ogolaanaysa meydka in u xaqiro carada mid al mid ah bacriminta. Waxay badbadisa nafaska markii loo barbardhigo sid duugta caadiga ah iyo in aad ugu foog saaxibtinamada deegaanka gubista Qaabka hadda waa sharci darro,lakiin daynta uu habka ku socdo ayaa lagu muujiyay dalal badan iyo isbddelka sharciga ayaa la filaya in uu noqdo mid waxa ku ool ah. promessions ugu horeysaywaxa la sharciyay waxaa laga arkay ka hor dhamaadka 2011.

0
Добавить в My Glossary (мой глоссарий)

Что вы хотите сказать?

Войдите в систему, чтобы добавить ответ к обсуждениям.

Термины в новостях

Особые термины

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Глоссарии

  • 0

    Followers

Отрасль/сфера деятельности: Личная жизнь Категория: Разводы

Xaflada furriinka

Waa xaflad si rasmi ah uu cadaynaysa uu dhammaday guurka iyado kala bedalanaya wacadkii furiinka iyo dib la isku kugu celinayo farantiyada. furiinka ...

Участник

Избранные глоссарии

Top 10 Best Shoe Brands

Категория: Мода   1 10 Terms

Cigarettes Brand

Категория: Образование   2 10 Terms